Home » » Daawo: Mohamed Salah Oo Kulankii Stoke City Sameeyay Wax Uu Ganaax Ku Mutaysan Karo

Daawo: Mohamed Salah Oo Kulankii Stoke City Sameeyay Wax Uu Ganaax Ku Mutaysan Karo

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayaa khatar ugu jira in dusha laga saaro ganaax kadib dhacdo uu sameeyay kulankii Stoke city ee horyaalka premier League ee ka dhacay garoonka Anfield.
Salah ayay kamerooyinku qabteen isaga oo feeraya xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Stoke City ee Martins Indi kaas oo kubada kula loolamaya.
Hadaba waxa aan halkan ku soo gudbin doonaa qaabka uu Mohamed salah u feedhay xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Martins Indi https://www.youtube.com/watch?v=XqzIjlN7D-E
Share this article :

0 comments:

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Maskolis | Johny Portal | Johny Magazine | Johny News | Johny Demosite
Copyright © 2011. Welcome Manchester United Funs - All Rights Reserved
Template Modify by Creating Website Inspired Wordpress Hack
Proudly powered by Blogger